Xisbiga Cadaalada Iyo Horumarka Oo Dowladda Kasoo Horjeestay

Iyadoo dhawan ay kahadleen siyasiyiin, madaxda qaar ee  Xisbiyada  dalka ka jira dhibaatada Ciidamada itoobiya ku hayaan bulsha soomaaliyed gaar ahaan bulshada ku nool Deegaanada Gobolka Gedo iyo Galgaduud ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay islamarkaana war saxaafadeed ku Aadan arintaasi  Maanta soo saaray  Xisbiga Cadaalada iyo horumarka  oo kamid ah xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira waxa ayna dowladda federaalka Ee soomaaliya ku Eedeeyeen in ay keento Ciimada itooobiya islamarkaana ay ka xunyihiin ayna kasoo horjeedaan dhibaatada Ciidamada Itoobiya ku Hayaan Bulshada soomaaliyeed.