Xaalada fatahaada Baledweyn oo wali Halkeedii ah iyo Baaq loo Diray Dadka Soomaaliyeed

Cabraxmaan idiris maracade oo kamid ah oday dhaqameedyada G/hiiraan ayaa kahadlay marxalada adag ee fatahaadaha Wabiga shabeelle uu ka geestay magaalada beledweyn. waxa uuna sheegay in wali ay dhibaataysanyihin dadkii uu kufatahay wabiga shabeelle iyadoona dadka qaar ay awoodi waayeen in ay kasoo baxaan meelaha qaar.

Cabdiraxmaan idiris aya waxa uu ku baaqay in loo gurmado dadka uu saameeyay wabiga shabeele ee dhawaan kufatahay bulshadii ku dhaqneed magaalada beledweyn.

Hoos ka dhageyso codka aqoonyahan Cabdiraxmaan idiris.

110104_012