Taalooyin Hore oo Muqdisho Dib loo surayo.

Dowlada Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa bilowday qorsho ay dib magaalada muqdisho ugu soo celineyso Taalooyinka Magaalada suranaan jiray xiligii Maxamed Siyaad Barre uu dalka xukumayey.

Taalooyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Xaawo Taako, Axmed Gureey ayaa la sheegay in Dowlada ay ku bixisay qarash lacageed oo gaara Hal Milyan Bar oo Dollarka Mareykanka ah.

Caawa ayaa lawadaa qorsha ah in la suro taalada Dhagax tuur iyadoo shacabka ay xiligan ay u arkaan talaabo laga haboona in waqtigan lagu dag dago