Wiil Dhalinyaro Oo Soomaali ah oo South Africa lagu Dilay

Wiil Dhalinyaro ah oo aad looga yaqaanay  Magaalada Port Elizabeth laguna magacaabayey Mahad Badal ayaa koox dabley ah ku dileen Magaaladaa.

Allaha unaxariistee Mahad Bedal ayaa xiliga la dilayey la sheegay in uu waday Gaari uu ku wareejinayey Rooti.

Wadanka South Africa ayaa waxaa caadi ka noqotay in south African ka ay dilaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u jooga in ay ka xoogsadaan.