Somalinad oo Qaabileesa Gudoomiyhii Xilka ay ka qaadeen Xildhibaanada Puntland

Iyadoo dhawaan xilka laga qaaday gudoomiyihii barlamaanka puntland kana baxay magaalada garoowe ayaa arintaas markii ugu horeeysay dhankeeda waxaa ka hadashay Somaliland

Wasiirka biyaha somaliland,Saleeman cali koore oo qaar kamid ah warbaahinta soamalinad kula hadlayey gudaha magaalada hargeysa ayaa arrintaasi sheegay,isagoona ka dhawaajiyey in dhoobo yahay shaqsi ka soo jeeda  somaliland,ayna geeganadooda ku soo dhaweynayaan.

waxaan u aragnaa nidaamkii ay sheegayanayeen inaysan marin,ayna udhaqmin sida uu dastuurkooda u qorayo. waxaana u aragnaa in sifo sharci daro ah u dhacday xilka qaadistasi ayuu yiri wasiirka biayaha somaliland

waxaa laga cabsi qabaa in bulshada reer sanaag ay ka go’aan somaliland sida ay ku goodiyeen qaar kamid ah bulshada

waxaa xiisad siyaasadeed ka jirtaa maamulka puntland iyadoon adhawaan xildhibaanada maamulka puntland ay xilka ka qaadeen gudoomiyhii barlamaanka puntland,balse isna oo qaadacay xilka qaadistaaasi