Ra”iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabay Gudiga gurmadka fatahaadaha

Ra”iisul wasaaraha xukuumada  federaalka ee soomaaliya  Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay Gudiga Gurmadka fatahaadaha.  waxa uuna ka koobanyahay Gudigaan 9 xubnood.Waxa ayna  Magacaabida Gudigan ay ku soo beegmeysa Xili qoysas Badan   ay ka  barakaceen guryahoodii ay daganaayeen  Sababo la Xiriira Fatahaadaha Wabiga Shabelle. Ra”iisul wasaaraha dalka ayaa  ku baaqay in si deg deg ah loogu gurmado dadka ay fatahaaduhu saameeyeen.