Nin la shaqeyn jiray Injineer Yariisow oo Xabsiga la dhigay

Axmed Nuur oo ka tirsan qeybta warfaafinta Gobolka Banaadir ahaana qof si gaarka ah ula shaqeyn jiray Gudoomiye hore ee AUN  Injineer Yariisow ayaa goordhow lagu xiray Xarunta C I D ee Magaalada Muqdisho.

Wali faah faahin lagama hayo sababta loo xiray