Maxay kawada Hadleen Duqa Muqdisho iyo Madaxa sharciga ee Hay,ada UNDP

Cumar Maxamuud maxamed  “Cumar filish”Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho ayaa waxa uu maanta kulan laqaatay mss.Doel oo ah madaxa sharciga ee hay,ada UNDP uqaabilsan arimaha Soomaaliya   kulanka ayaa wax ay ugu wada hadleen waxyaaboo badan.

Gudoomiyaha gobolka banaadir  ayaana yiri” madaxa sharciga ee hey’adda UNDP u qaabilsan arimaha Soomaliya Mss. Doel oo maanta aqalka dowlada hoose Xamar nagu soo booqatay ayaan kawada hadalnay arima dhowr ah oo ay ugu muhiim sanaayeen iskaashiga Amniga Caasimadda iyo fulinta adeegyo muhiim u ah bulshada degmooyinka gobolka Banaadir.