Maxaa looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Gudaha magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Kulanka maanta ay yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxa uu yahay  mid muhiim ah.  Ajendaha maanta ay xildhibaanada Golaha Shacabka Ay kahadlayaan ayaa wuxuu yahay Akhrinta Seddaxaad ee ku noqoshada Miisaaniyadda 2019.

Shaqooyinka Xildhibaanada Golaha Shacabka Ayaa Mudooyinkii Danbe Waxa ay aheed mid Dardar kusocota iyadoona wali ay shaqooyin badan u Harsanyihiin.