Beri oo Sabti ah Taariikhduna ay kubeegantahay 16 Nov waxa jira Kulan Weynihii Golaha Shacabka BJFS.
Ajendaha Kulanka ayaa ah Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Daawada. Akhrinta 1aad Xisaab Xirka 2018 iyo Akhtinta 2aad Hindise Sharciyeedka Naqshadaynta Magaalooyinka.
Xildhibaanada Golha shacabka ayaa mudooyinkii danbe sii dar dargaliyay howlahooda shaqo.