Maxaa looga Hadlay kulankii Uu Shir Gudoomiyay Gudoomiye Mursal

Guddomiyaha Golaha SHacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Maanta Ka Qaybgalay Kulanka Guddiga Joogtada Baarlamanka Dowlad Deeganka Soomlida, Waxaana Si Wadajir ah U Shir Guddomiyey Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo Guddomiyaha Baarlamanka Dowlad Deeganka Mudane Cabdi Maxamed Aadan Iyo Ku Xigeenkiisa Marwo Fardowsa Muxamed Maxamed.

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Ayaa Dhiggisa Dowlad Deegan Soomalida Ku Casuumay Inuu Yimaado Soomaliya, Iyadoo Guddomiyaha Golaha Xildhibaanada DDS Uu Ka Ogaaladay Guddomiyaha