Mas’uuliyiin ka tirsan Hir-Shabeelle oo la la’yahay Kadib Markii ay Doon la degtay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Doon ay la socotay duqa Magaalada Baladweyne safiyo shiikh Cali ayaa ku rogmatay gudaha xaafada xaawa taako xili ay ku Siijeeday deegaanka ceeljaale ee duleedka Baladweyne.

doonta ayaa waxaa ay dagtay kadib markii ay so gashay meel mool ah ay biyo xoogan ka socdeen.

Waxaa gudaha biyaha ku maqan dad ay ku jirto Duqa Magaalada Baladweyne safiyo shiikh Cali.