Magacaabida Saraakiisha Cusub Ee Dowladda

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Xilal Cusub u magacaabay saraakiil katirsan ciidamada booliiska soomaaliyeed.  saraakiisha lama gacaabay ayaana waxa ay ka layihiin
1) G/Sare Cabdikariin xuseen Mcalin TaliyahaAkadeemiyada Gen.kaahiye
2) G/le Cabdifitaax Bashiir Cali Taliyaha Saldhigga Airpor.ka
3) G/Le Asad Cabddalla Saciid Taliyaha Laanta Miina Baarista

Mudooyinkii Danbe waxaa jiray isbedelo dhanka saldhigyada ciidanka booliiska iyo taliska oo lasameenayay.