Madaxweyne Farmaajo oo U Hambalyeeyay Abiy Axmed

Madaxweynaha soomaaliya Maxamed C/llaaahi  farmaajo oo kusugan magaalada Addis Ababa ee caasiamadda  dalka itoobiya ayaa waxa uu  hambalyo u diray Ra,iisul wasaraaha dalka itoobiya Abiy Axmed oo kuguuleestay abaal marinta Nadda ee loo yaqaan Nobel  peace prize

Madxaweyne farmaajo qoraal  uu ugu hambalyeenayo Abiy Axmed ra,iisul wasaaraha itoobiya ayuu soo dhigay barta uu twitter-ka kuleyahay

Waxa uuna yiri  “Waxaan u hambalyeynayaa Ra’iisul Wasaaraga Itoobiya Abiya Axmed oo ku guuleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel Peace Prize,wuxuuna ahaa sanadkaan mid u qalma  in uu ku guuleysto.

Abiy Axmed oo kuguuleestay abaal marintaan ayaa lagu xasuustaa  in uu isku keenay  wadamo badan oo Khilaaf xoogan uu kala dhaxeeyay.