Madaxweynaha Boluufiya  oo is casilay

Madaxweynaha dalka Boluufiya  ayaa is casilay kadib cadaadis kaga yimid madaxda cidamada qalabka sida ee dalkaas . kadib muran iyo shaqaaqoyin ka dhashay doorashadi guud ee dalkas ka dhacday bishii aynu soo dhaafnay

Madaxweynahan ayaa sido kale ku dawaqay doroshoyin cusub siday kutaliyen ururka ay ku mideysan yihin wadamada qarada America taso ku duwaqday in dorasha dalka kadacdi ay hareyen isdaba marino lagana marman tahay in dib dorosha hufan loo qabto

Mar wax lagaweydiyey inuu markale iso sharaxayo ayaa madaxweynaha Bolivia waxaa kujuwabay in waqtigan muhimada uu sinayo amanka dalka