Laba ka mid Ah shaaqalaha mareynkanka oo ku Dhintay Shil Diyaradeed Dalka Afgaanistan

Laba xubnood oo  ka tirsan howl wadeenada mareynkanka ayaa ku dhintay shil diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca oo ka dhacay dalka Afganistan kadib weerar aya damacsanaayeen inay ku qaadan kooxda Taliban.

Ciidamada Militiga ee Maraykanka ayaa war qoraal ah oo ay soo sareen ku xaaqigiyey shilkaasi ayadoo ay  sheegeen in ay wadaan baaritaano ku aadan shilkaasi dhanka kale Talibaan ayaa sheegtay in ay shilkaasi ay  kadambeeyeen oo ay  soo rideen diyaradaasi.