Hogaamiyaha Jubaland Oo kulamo Kale Kaga Qeyb Galay keenya

iyadoo wali uu jiro qilaafka  udhaxeeya dowlada iyo Axmed madoobe ayaa Hogaamiyaha Maamulka jubaland Axmed madoobe  oo kusugan magaalada neyroobi ee Xarunta dalka Kenya ayaa waxa uuu kulamo halkaasi kula qaatay siyaasiyiin iyo masuuliyiin kal duwan. Axmed madooobe ayaana masuuliyiinta uu lakulmay waxaa uu ka codsaday in ay soo fara galiyaan qilaafka u dhaxeeya isaga iyo dowladda federaalka somaaliya.

Axmed madoobe ayaa waxa uu wali kusugan yahay dalka Kenya  isagoona raadinaya aqoonsi ay aqoonsadaan dowldda fedraalka iyo beesha caalamka. waxa uuna Dadaal ku bixinayaa sidiii loogu aqoonsan lahaa Hogaamiyaha saxda ah  maamulka jubaland.