Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadda oo la kulmay Safiirka iyo Hay’adaha Gargaarka ee dalka Turkiga

Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadda ayaa la kulmay Safiirka iyo Hay’adaha Gargaarka ee dalka Turkiga sida AFAD, THIKA iyo bisha Cas iyagoo kala hadlay arrimo badan oo  la xiriira doorka dowladda iyo shacab Turkiga ee ku aadan caawinta dadka Soomaaliyeed ee fatahaaddu saameysay.