Faah faahin Dheerad ah oo laga soo saaray Dacwada ka Dhanka ah Dowladda mayanmar

Hogaamiyaha Myanmar Suu kyi ayaa hogaamin doonta wafdi maxkamada cadaalada aduunka ku matali doona muslimiinta rohingya. maxkamada ICC ayaa sheegtay inay qabaneyso dhageysiyadii ugu  horeeyey laga bilabo 10ka decembar. dacwadaan ayaa noqonaysa isku daygii ugu horeeyay  oo sharci ah oo caadalad logu raadinayo muslimiinta rohingya .

In kabada 730,000 oo rohingya oo badankood ah muslimiin ayaa u qaxay dalka deriska la ah ee Bangladesh ka dib xasuuqi 2017 ay geesten militariga Myanmar ,kaas oo baaraayaasha UN-ka ay sheegeen in lagu fuliyey ulajeeddooyin xasuuq