Dowladda Soomaaliya Oo Beenisay Warkii Kasoo Yeeray Wasiirka Arimaha Dibada Dalka kenya

Dowladda Somaaliya ayaa waxa ay ka jawaabtay khadalkii ka soo baxay wasiirka Arimaha dibda kenya ee ku aadanaa in dacwada bada wadahadal lagu dhameyndoono islamarkaana laga leexin doon maxkamada Icj.

Wasiirka Arimaha dibada Somaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay arintaasi waxa uuna sheegay in arinta bada ay sideedi sii ahaan doonto wax gorgortana aan laga galeynin balse labada dowladood ay ka heshiiyeen xiriirka diblumaasiyadeed.

Hoos kadhageyso Codka Wasiir Cawad:-