Dowladda Oo Maanta Soo Saartay Digniin Horleh

Dowladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa heegan buuxa galisay, kooxaha ka shaqeeya gurmadka deg degga iyo talisyada ciidanka booliska, iyadoo cabsi laga qabo roobab mahiigaan ah oo dabeylo wata inay ka da’aan dalka.

qoraal Maanta kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa lagu sheegay in dowlad FDS ka digeyso Cabsi  horleh oo ku Aadan fatahaado ka dhaca Soomaaliya.

Hoos ka Aqriso War saxaafadeedka ay maanta soo saartay Wasaaradda Warfaafinta.