Wararka ka imaanaya Deeganka Ceeldheer ee udhexeeya Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo guriceel ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas ay dowlada federaalka soomaaliya ay geeysay ciidan booliis ah
Ciidankaan booliiska ah ee la geeyay Deegaanka Ceeldheer ayaa waxaa lagu sgeegay in ay ammaanka deegaankas ay sugi doonaan.
dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanka ceeldheer ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay ka Cabanaeay Dagaal beeleedyo soo noqoday oo ka jiray deegaanka Ceeldheer iyagoona hore u codsaday in halkas ciidan booliis ah la geeyo