Dibad Bax ka Dhan ah Amini Darada  Garoowe oo maanta  ka dhacay isla degmadaas

Sida Wararka aynu ku helayno magaalada Garoowe waxaa Maanta shacabka kunool ay dhigeen dibaadbax ka dhan ah amni darada garoowe.

Shacabka maanta didbaxayay ayaa waxa  sheegeen in ay kasoo horjeedaan dil xalay Askari katirsan maamulka puntland uu Ugeestay qof shacab ahaa oo ka mid ah dadka ku nool magaalada garoowe.

Shacabkaan ayaa gubaya taayaro iyadoona ay ka muuqato caro xoogan.