Dhageyso:- Gudiga Doorashooyinka oo ka Warbixiyay Safar ay ku Tageen Galmudug

C/qaadir Nuur Caraale oo kamida ah guddigii doorashooyinka ee maanta gaaray magaalada dhuusamareeb ayaa wareysi uu siiyay Idaacada Danan  uga war bixiyay Safarka ay maanta ku tageen Magaalada dhuusamreeb ee xarunta gobolka mudug

Guddigaan oo ka kooban 13 Xubnood ayaa shalay ahla sunna waxa ay ka Bar-bar dhistay guddi kale oo ka kooban 11 Xubnood

C/qadirNuur Caraale  waxaa uu sheegay inaysan saameey aysan ku yeelan doonin guddigaas kale ee laga bar-bar dhisay.:

Hoos ka dhageyso wareysiga.

110107_002