Deg Deg: Toogasho ka dhacday Muqdisho

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa waxa ay dil ugeesteen  Askari katirsanaa Ciidamada Doaladda. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Kaaraan waxaana dilka Geestay shaqsiyaad Bastoolado ku Hubeesnaa oo Goobta ka baxsaday.

dilka kadib Ciimada dowladda ayaa gaaray goobta uu dilka kadhacay waxa ayna kasameeyeen howlgallo lagu baadi goobayo shaqsiyaadkii dilka geestay iyadoona aysan jirin wax natiijo ah oo kasoo baxaday howlgalka ay ciidamada fuliyeeen.

inta badan Ciidamada dowladda soomaaliya ayaa waxa aysan gacanta kusoo dhigin shaqsiyaadka Dilka kageesta Gudaha magaalada muqdisho.