Dadka Laptobka isticmaala oo loo alifay Hab ay sirta ku qarsan karaan

Hawweneey lagu magacaabo Sidra Aftar, oo asal ahaan kasoo jeeda India balse haysata Dhalashada dalka Canada, ayaa soo saartay Cover kasamaysan Maro dun ah iskuna xiriirnaya qofka madaxiisa iyo Laptobkiisa si marka uu gashto qofka, aan loo arkin xogtiisa iyo waxyaabaha uu Laptobkiisa kadhex istacmaalaayo oo Sirta u ah.
Rafaadkan ma u mari lahayd si aad u ilaaliso xogta kugu jirto Laptobkaga iyo waxyaabaha aad isticmaalayso si aan loo arkin?
Alifoow Yare.