Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) iyo Nin Taliye ah oo Maxkamad la hokeenay.

Wasiirkii Amniga Jubaland  Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) iyo Taliyihii howlgalinta Ciidamada Doolow iyo Baladxaawo ee Gobolka gedo ayaa maanta la horkeenay Makamada Gobolka Banaadir.

war gaaban oo lagu daabacay Wakaalada wararka Sonna ayaa loo qoray sidan:  Eedeysane Cabdirashiid Xasan CabdiNuur (Janan ) oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland iyo Buulle Aadan Maxamed  oo ahaa taliyihii Ciidamo ka howl geli jiray Doolow iyo BaladXaawo ee Gedo oo  loo  wada heysto taciyado ka dhacay Gobalkaasi Gedo ayaa maanta la hor geeyay Maxkamadda Gobalka Banaadir.