Baarlamaanka Soomaaliya Bari Maxaa Laga filayaa

Beri oo Isniin ah tar 28 Oct waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka. Ajendaha Kulanka ayaa ah Akhrinta 2aad ee Wax ka Badelka Sharciga Iibka Qaranka iyo Akhrinta 3aad ee Sharciga Tirakoobka ( Statisticada).shaqooyinka Golaha shacabka ayaa maal mahaan danbe dardar kusocda.