Madaxda ahlusunah ayaa dhawaan waxa ay dowlada federaalka soomaaliya kacodsadeen in 35 xildhibaan laga siiyo baarlamaanka 2aad ee galmudug. Dowlada federaalaka soomaaliya ayaa Aqbashay codsigii kaga yimid dhanka Ahlusunah.
Wasiirka Arimaha gudaha DFS Cabdi Maxamed Sabriya ayaa sheegay in Ahlusanah codsigooda ay utuxgalisay dowladda islamarkaaana ay doonayaa dhismaha maamulka galmudug Isagoona sidoo kale xusay in uu soo idlaaday khilaafka Galmudug waxa uuna ku baaqay in siwadajir ah looga shaqeeyo dhismaha Maamulka Galmudug.
Hoos kadhageyso Codka wasiir sabriye.