Xog:- Wada Hadalka Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Farmaajo

Sida wararka aynu kuhelayno Madaxweyne Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa qadka Taleefanka kula hadlay sheikh shriif sheikh Axmed wadahadal iyo is xogwaraysi kadib Madaxweyne farmaajo ayaa sheikh shariif waxa uu ka codsaday in ku casuumo kulan kadhacayay Madaxtooyada soomaaliya balse sheikh shariif ayaa iska diiday kulankaas sidoo kalane sheegay in uu yahay Hogaamiyaha madal xisbi hadii kulan uu ka qayb galayana uu doonayo in xubnaha Madasha dhamaantooda lacasuumo isagoona xusay in kaligiisa uusan dhisin madasha xisbiyada.

Hadalkaan ayaa kusoo beegmaya xili dhawaan sheekh shariif loo doortay Hogaamiyaha  madasha xisbiyada.