Xisbiyadii Faraha Badnaa Ee Horay Ugu Dhisnaa Muqdisho oo Kuwa Hor leh lagu Soo kordhiyay

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah gudoonsiiyay ilaa 6 xisbi siyaasadeed oo cusub.
Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay maanta ayaa kala ah.

1-Hugaan qaran.

2-Xisbiga Saanuu.

3-Xisbiga dhaq dhaqaaqa.

4-Xisbiga qaran.

5-Xisbiga midnimada.

6-Xisbiga hor-usocodka shaqaalaha.

Tirada guud ee xisbiyada siyaasadeed ee sida KMG ah uga diiwaan gashan gudiga doorashooyinka qaranka ayaa hadda ah 63 xisbi.