Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2-ka bisha november 2019 Yeelan doona kulan Weynihii golaha shacabka
Ajendaha kulanka ayaa ah
1Akhrinta 1-aad hindishe sharciyeed ka Qareenada Soomaaliyeed
,2.Akhrinta: 1-aad hindishe sharciyeed ka Nootaayadda Dadweynaha
3.U codeynta Xisaab xirka 2017
Sii wadida ka doodista maxdarka xildhibaanada
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maalmahaan ku guda jiray kulumadooda Caadiga ahaa ee kala fadhiga 6-aad waxaana horyaal shaqooyin Culus.