Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Ansixiyay Sharci cusub

Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ansixiyay Sharciga Iibka Qaranka waxaana ogolaatay 133 xildhibaan 2-xildhibaan ayaa diiday halka 4 kalena ay ka aamustay, Sidoo kale waxa ay ansixiyeen Sharciga Furdooyinka Waxaa ogolaatay 134 waxaa diiday 5 sidoo kale sedax Xildhibaan ayaa ka aamustay.