Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Kulan isugu imaaday

Kulanka 1-aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka oo Maanta lagu qabtay Xarunta Cusub ee KMG Villa Hargeysa.
Waxana Shir Gudoominaayey Gudomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman Iyo Gudomiye Ku Xigeenka 1aad Mudane Cabduweli Ibrahim Muudey iyo Gudomiye Ku Xigeenka 2aad Mudane Mahad Cawad.

Dhanka kale kulamada Golaha shacab ka ayaa waxaa loo diiday saxaafadda madaxa Banaan in ay ka qayb galaan.