Wasiirka Arimaha Gudaha XFS Oo Maanta Gaaray Degmada Dhuusa Mareeb

Cabdi Maxamed Sabriye Wasiiirka Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka soomaaliaya ayaa maanta waxa uu gaaray degmada dhuusa mareeb Ee Xarunta Galmudug dhanka kale waxaa bilowday xareenta odoyaasha soo xulaya Xildhibinaaada Cusub Ee Galmudug iyadoo larajeenayo in sida ugu dhaqsiyaha badana loo bilaabo maal maha soo socda  baarlamaan cusub oo Galmudug ah. Safarka wasiirka Arimaha Gudaha   uu maanta ku tagay dhuusa mareeb ayaa waxa uu kusoo Aadayaa xili ay socoto qaban qaabada doorashada maamulka galmudug iyadoona wali  qilaaf uu jiro.