Qaraxaan oo ka dhacay inta udhaxesa baledogle iyo walaweyn ayaa sida aan xogta ku helnay waxa lala beegsaday Ciidanka ban garafka ee la shaqeya dowlada Mareekanka
Qaraxa ayaa noociisa ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxa uu geystay qasara iskugu jira dhimasho gaaraya 5 askari mid kamid ah ay dumar aheyd iyo dhawac 7 askari
Ururka al-Shabaab ayaa war ka soo baxay ku sheegtay qasaara intaas ka badan