Madaxweynaha Puntland oo ku Fashilmay Safar  uu Maanta ku Tagilahaa Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee Xarunta Go/ka Bari ayaa sheegaya in Wafdi uu Hogaaminaayey Sacdii Dani madaxweeynaha Puntland ayaa u suura Gali weeysay Tagista Magaalada Kismaayo Iyaga oo Doonaayey in Halkaasi ay uga Qeyb Galaan Caleema Saarka Axmed Madoobe

Wafdigaasi ayaa waxaa qaadi la heyd Diyaaradda Jubba Airwes Balse amar ay Bixisay Hay ada Duulimaadka Hawada ee Dowladda Soomaaliya oo la siiyey Diyaaradii qaadi la heyd  Wafdiga Saciid Dani ayaa keentay in ay Tagi waayaan Madaxda Puntland Kismaayo

Saciid Da ni iyo Wafdigiisa ayaa ku Xayiran Garoonka Diyaaradaha Boosaso Halka Diyaardda Jubba AirWes ee Soo Qaadi la heyd na lagu amray in ay San Ka Bixi Karin Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho.