War degdag ah: Dowlada Kenya oo jabisay Amarkii Dowlada.

Dowlada Kenya ayaa si bareera ujabisay amarkii Dowlada Soomaaliya kadib markii  wafdi uu hogaaminayo Aadan Barre Ducaale ay goordhow ka dageen Magaalada Kismaayo.

Dowlada Soomaaliya ayaan la ogeyn talaabada ay qaadidoonto.