War degdag ah: Duqeyn Xiligan laga Maqlayo Muqdisho

Duqeyn ayaa xiligan ku socota Xirada Xalane ee Magaalada Muqdisho taasoo xarun u ah Amisom iyo hey’adaha kale ee Caalamiga ah.

Lasoco faah faahinta