Tarsan oo Ka Hadlay Kulan la Sheegay in uu Dhexmaray Farmaajo iyo Safiir Mareykan ah

Safiirka Soomaaliya ufadhiya Kenya ayaa ka hadlay kulan la sheegay in uu Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.

Safiirka ayaa sidan hoos ku qoran yiri

Ummadda Soomaaliyeed waxaan wargalinaynaa inuusan dhicin kulan dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka ee Kenya xilligii uu booqashada ku yimid Muqdisho oo ahayd dhawr bilood kahor.

Wargayska Kenyaanka ah ee qoray warbixintan waxaa looga baahanyahay inuu iska hubiyo warbixinnada uu faafinayo.