Talaabadii Dowladda ay Dhawaan Qaaday ee aheyd Mushaar Kordhinta oo lasoo Dhaweeyay

Shalay golaha wasiirada waxa ay Ansixiyeen miisaaniyada 2020 oo ay dowladda federaalka ku shaqeen doonto sido kale wax ay ansixiyeen mushaar kordhin loo sameenayo ciidamada dowladda fedraalka ee soomaaliya islamarkaana 70 dollar loogu kordhinaayo mushaarkooda Aqoonyahan Cabdi Naasir Cali Aways ooo warbaahinta danan lahadlay ayaa waxa u soo  dhaaweyay talaabadaas isagoona sheegay in ay talaabo wanaagsan ay tahay.

Hoos codka Aqonyahanka.

110104_014