Soomaaliya oo la Deymiyey in ka badan 300 Oo milyan

 

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradad arimaha dibadda dowladda norwey ayaa lagu Sheegay lacag dhan 353. Milyan oo dollar in norwey ay deemineyso soomaaliya si ay is Kaga gudo deemaha bangiyada aduunka ku leeyahay soomaaliya una hesho xisaabteeda ka maqan ee wold bang

Dowladda norwey ayaa sheegtay in tani ay ku taageereeyso soomaaliya si ay u gaarto Hadafyadeeda ay ka mid tahay deen cafinta iyo in ay hesho xisaabaadka  ka xayiran

Talaabadaan ayaa ah mid kale oo taageero ah oo ay heshay dowladda fadaraalka somaaliya

Norwey waxaa ay ka mid tahay dowladaha sida weyn u taageera soomaaliya waana fursadii Ugu horeeysay oo noocaan ah oo ay u sameeyso soomaaliya