Shirka ishkaashiga dhaqaalaha afrika Iyo Ruushka oo maanta Si Rasmi ah  uga furmaya Maglaada sochi

Waxa maanta oo khamiis ah ka furmaya magaalada sochi ee dalka Ruushka shirka  iskaashiga dhaqaalaha afrika Iyo Ruushka  Waxaana ka qeyb galaya madaxda wadamo badan oo Africa kuyaal iyo madaxweynaha dalka ruushka.

shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa waxyabo fara badan waxaana kamida ah iskaashiga dhaqaalaha  ganacsiga amniga  Iyo hormarka Technologyada.

waxaana soomaaliya Ugu  qeyb galaya madaxweyne farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo sida wasiirka arimaha Dibada xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Shirka kadib ayaa lagu wadaa in kulamo Gaar gaar ah ay  laqaataan wufuuuda halkaas iskugu  timid gaar ahaan madaxweynaha dalka Ruushka waxayna ka  hadli doonaan waxyaabo badan sida amniga maalgashiga iyo in ay ka taageeraan tayada ciiidanka xooga dalka Soomaaliya .