Shilkan ayaa waxa uu ka dhacay wadada daarul salaam ee degmada deyniile,kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo hoomey ah
Mid kamid ah dadka deeganka oo wareysi siiyay idaacada danan ayaa uxaqiijiyay in uu shilkaasi ay ku dhinteen saddax qof mid kamid ah uu ahaa arday school
shilalka gaari ee ka dhaca gudaha magaalada muqdisho ayaa waxa ka dhasha dhimasho iyo dhaawac,waxaana sabab u ah wadooyinka oo ah kuwa aad u burbursan
halkan hoose ka dhageyso wareysiga