Madaxweynihii Hore ee soomaaliya Hadana ah Hogaamiyaha xiisbiga midnimo Qaran Sheekh shariif sheekh Axmed Ayaa Maanta waxa uu xisbigiisa soo saaray war cusub kaas oo ku Aadan doorashada Soomaaliya ee 2021.
Waxa uu beeniyay hadalada qaar ee ah in doorasho qof iyo cod aysan soomaaliya ka dhaceyn doorashada 2021.
Sheekh shariif waxa uu xusay in ay doorasho qof iyo cod ah ay soomaaliya ka dhici karto islamrkaana Dowladda looga baahanyhay in ay Maamul goboleedyada kala tashato nooca ay noqoneyso doorashada dalka ka dhaci doonta 2021.
Sidoo kale sheekh shariif waxa uu sheegay in dowladda aan laga yeelayn in cudur daar ay ka keento doorashaas isagoona xusay in dalka uu duruuf Adag uu soo maray islamaarkaana doorasho lagu soo qabtay ugu danbeen waxa uu yiri” waa in wax cad oo doorasho lagu gali karo oo aysan noqon doorasho cid faraqa ugu jirta.
Uguna baaqay in dowllada ay maamul goboleedyada kala tashato nooca ay noqon laheed doorashada 2021
Waxaa la rajeenayaa in doorashada 2021 ay noqoto qof iyo cod iyadoona haatan ay jiraan xisbiyo badan
Oo ay hoogaaminayaal masuuliyiin hotray dlka xilal ugu soo qabtay kuwaas oo ku rajo wayn in marka lagaaro doorashada soo socoto ay kusoo baxaa
Xisbiga midnimo qaran oo uu hogaamiyo sheikh shariif ayaana kamid ah xisbiyada haatan adalka ka jira iyadoona