Sheekh Shariif oo ku Goodiyay in Madaxda Dalka aan laga Aqbalayn Mudo kororsi

Madaxweynihii Hore ee soomaaliya sheikh shariif sheikh Axmed ayaa waxa uu kahadlay doorashada dalka ee 2021. waxaa uuna sheeegay in madaxda dalka ee haatan talada haysa aan laga aqbalayn mudo kororsi  sidoo kale waxa uu shegay in dowlada aysan u diyaarsanayn qaabkii ay udhici lahayd doorashada soo aadan ee 2021. sheekh shariif wa uu sii hadlay waxa uu sheegay in dalka xalada dag uu sooray islamarkaana ay  doorasho  ay ka dhaci jirtay.

Hoos kadhageyso codka sheekh shariif.

110103_020