Ras’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo Xalay ka Dhoofay Magaalada Muqdisho 

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre ayaa waxa Uu u anba baxay Dalka mareykanka ra’iisul wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxa ay ka qayb Gali doonaan Shirka kadhici doona dalka mareykanka kaasi oo ay soo qaban qaabisay hay,ada lacagta Aduunka ee IMF shirkaan ka dhacaya dalka Mareykanka ayaa waxaa ka qayb galaya wufuud kala duwan oo ka kala socota caalamka iyadoona Soomaaliya uu ugu qayb galayo ra’iisul wasaare khayre
Xasan cali kheyre ra’iisul wasaaraha soomaaliya ayaa shirkaas ka Jeedin doona khudbad.