Ra”iisul wasaare kuxigeenka Dalka oo Amar siiyay Agaasimayaasha wasaaradaha

Ra’iisul wasaare  ku xigeenka dalka mudane Mahdi maxamed Guuleed qadar oo maanta ka qayb Galay Shirka agaasimayaasha Guud oo kasocda gudaha muqdisho  ayaa sheegay in Agaasimayaasha guud ay yihiin laf-dhabarta Ay Dowladd federaalka soomaaliya  ay ku dhaqaaqeyso.

Sido kale wuxuu kula dardaarmay in ay ka faa’iideystaan shirkan oo ay sameeyaan wada tashi, xog is weydaarsi maadaama ay yihiin waaya arag iyo Muraayaddii laga daawan halaa nidaamka iyo kala dameynta.

kulankaan ayaana ah mid lagu wacyi Galinayo Agaasimayaasha wasaaradaha dalka.