Ra”iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xasan Cali kheyre iyo Hogaamiyaha koonfur Galbeed Cabdi casiis xasan maxamed lafta gareen ayaa waxa ay gaareen degmada berdaale iyagoona halkaaas Kormeer kusameeyay Dadkii ay Saameeyen Fataahdka Biyaha Degmada Berdaale ee Gobolka Baay.
Hogaamiyaha koonfur galbeed iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa ugu horeen degmada bardaale garay iydoona ay marki danbe ay degmadaas kusoo dhaweeyeen ra”iisul wasaaraha dalka iyo wafdi uu hogaaminaaye.
dadka kunool degmada berdaale ayaa waxa ay wajahayeen dhibatooyin kaga imaaday Roobab halkaas ka da’ay iyagoona biyaha fatahaada ay dhaliyeen Saameyn aad u baahsan.