Qarax miino oo Saakay ka Dhacay Nawaaxiga Km 4 Ee Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay oo dumar aheyd qof kalena waa uu ku dhawacmay kadib markii qarax nooca miinada dhulka la dhigo la dhigay Isgoyska Km4 ee Magaalada Muqdisho.

Halkas oo ay xiligas ku sugnaayeen Kooxda Nadaafada Wadooyinka

Ciidanka dowlada iyo Gaadiidka Gurmadka ayaa Goobta Gaaray
waxana uuna Qaraxa dhacay  Saaka Waabarigii